Duqa Muqdisho ku dhawaaqay hadal ka farxiyay bulshada kunool degmada Dayniile

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ka dhawaajiyay in dhawaan la dhagax dhigi doono dhismaha Laamiga isku xira Isgooska Kulliyada Jaalle Siyaad iyo xarunta Degmada Dayniile. Gudoomiye Yariisow ayaa sheegay in qorshaha dhismaha laamiga Degmada Dayniile uu soo dhamaaday dhawaana la dhagax dhigi doono, waxa uuna shaaciyay in maamulka gobolka … Continue reading Duqa Muqdisho ku dhawaaqay hadal ka farxiyay bulshada kunool degmada Dayniile